DAAWO: MD Xasan Sheekh oo codsi u diray qof kasta oo Soomaali ah+Sababta

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu hambaleeyay sanad-guurada 63-aad ee ka soo wareegatay maalintii la aas-aasay ciidanka xoogga dalka.

Madaxweynaha ayaa waxa uu codsi la xiriira dagaalka ka dhanka ah kooxd Al-Shabaab u diray shacabka Soomaaliyeed, isaga oo ka dalbaday inay ogaadan, kana warhayaan Wiilasha iyo Gabdhaha ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ee naftooda u huray Qaranka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: