Home VIDEO S DAAWO: Mashquul xad dhaaf & Xirnaasho Waddooyin oo ka jira Xaafadda Islii...

DAAWO: Mashquul xad dhaaf & Xirnaasho Waddooyin oo ka jira Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi

0
SHARE

Waxaa laga Dareemayaa Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi Mashquul  Xoogan iyo u diyaar garowga Ciida.

Waxaana Waddooyinka xiray dad weyne aad u fara badan oo doonaya iney u dukaameystaan Ciida iyo gaadiid tuban jidadka qaar oo la’ meel ay ka maraan dadka suuqyada soo buux dhaafiyay.

Xaafadda Islii oo Soomaalida si aad ah ugu badan tahay,waxaa laga dareemayaa mashquul aad u daran,waxaana la adkeeyay ammaanka guud ahaan magaalada Nairobi oo Kenya ay ka cabsi qabto in weeraro ka dhacaan maalmaha ciida.

Dadka Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaalida ayaa isku diyaarinaya u dabaal degida munaasabada koowaad ee Ciidul fidriga oo maalmo qura inaga xigaan.

      Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE