DAAWO: Mareykanka & Ingiriiska oo soo Faragaliyay Xiisada Somalia & Kenya (Qorshaha Abiy)

0

Dowlada Itoobiya ayaa dardar galisay qorshe ay dooneyso inay iskugu keento Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaana xiriiro la sameeyay Madaxda Labada wadan.

Dowlada Soomaaliya ayaa cadeysay in Mowqifkeeda uusan waxba iska bedelin, waxaana Wararka qaar ay sheegayaan in Kiiskan ay soo dhex galeen Dowladaha Mareykanka iyo Britain.

Halkaan Hoose ka Daawo Warbixin dhameystiran oo ku saabsan Xogo ka cusub Kiiska Muranka Badda iyo Qorshaha Itoobiya.