DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh “Wax walbo oo ay ku qanceyso Somaliland diyaar ayaa u ahay”.

0

Madaxweynaha dolwada fadeaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aanka gobalada Waqooyi ee Somaliland iyo tabashada ay qabaan, isagoo sheegay in dowladiisu diyaar la tahay wax kasta oo ay ku qancayaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh aya hadalkan ka jeediyay munaasabaii xuska 1 Luulyo oo ah markii ay midoooben gobalada Waqooyi ee hadda lagu magacaabo Somaliland iyo gobalada Koonureed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: