DAAWO Layaabka Aduunka: Nin Maydkiisu Ku Soo Dhacay London Xili uu ku jiray Tahriib & Halkii uu saarnaa oo…

0

Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ayaa ka dhacday magaaladda London ee dalka Ingiriiska kadib markii uu hawadda sare kasoo dhacay meydka Nin Tahriibe ahaa oo soo raacay Lugaha Diyaarada Kenya Airways.

Ninkan ayaa si layaableh lugaha diyaaradda usoo raacay si uu tahriib ugu gaaro UK, Laakiin markii ay diyaaradda soo gaartay London oo ay dooneyso iney degto ayaa waxaa kasoo dhacay meydkiisa, waxaana uu ku dhacay goob ay dadku ku qoraxeysanayeen gudaha London.

HOOS KA DAAWO DHACDADAAN YAABKA LEH