Home WARARKA DAAWO Khubadii Xamaasada laheyd ee uu MD Farmaajo ujeediyay Shacabka Boosaaso

DAAWO Khubadii Xamaasada laheyd ee uu MD Farmaajo ujeediyay Shacabka Boosaaso

0
SHARE

Madaxweynaha DFS ayaa xalay ku hoyday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, halkaas oo la filayo inuu uga soo gudbo dhanka magaalada Gaalkacyo.

Markii lasoo dhaweeyay ayuu jeediyay khudbad qiiro leh oo uu uga hadlay socdaalkisa Puntland, dhanka kale waxaa uu umahad celiyay shacabka Boosaaso.

Dhanka kale, waxaa uu ka hadlay marxalada Soomaaliya iyo dadaalada lagu raadinayo dowladnimada.

HOOS KA DAAWO KHDUBADDA MD FARMAAJO EE BOOSAASO

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

LEAVE A REPLY