DAAWO Kheyre oo Puntland iyo Galmudug kala dilay Nuxurka Khudbadda.

0

Kheyre ayaa maalmahan wada Booqasho dadka qaar ay ku tilmaameen in ay tahay mid siyaasad la xidhiidha,bal nala daawo Nuxurka Khudbadii Kheyre ee Gaalkacyo qeybta Puntland ay ka arrimiso ,waxaana hadalka Kheyre qofkii si fiican u dhageystay uu ogaan karaa kala dilka uu ka sameynayo Puntland iyo Galmudug oo deris ah.

Hoos kadaawo Muuqaalka iyo Codkiisa oo dhameystiran.