DAAWO: Kheyre oo ku Kacay Shaqaalahiisa & Kenya oo Ciidan usoo Direysa Biyaha Somalia

0

Warar Hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu ceyriyay Shaqaalihii ugu badnaa ee ka shaqeynayay Xafiiskiisa, Hadaba Xog qarsoon aan helnay iyo Dukumintiyo ayaa muujinaya Tirada Shaqsiyaadka la ceyriyay.

Warkaasi iyo Warar kale oo Xasaasi oo ay ka mid yihiin Khilaaf ka jira Somaliland, Masuul la amray in lasoo xiro, Kenya oo Ciidan usoo direysa Biyaha Soomaaliya iyo Warar kale Muuqaalka Hoose ka Daawo