Home VIDEO S DAAWO: Jabuuti Lacagta ay Magdhow Siineyso Hay’ada DP World

DAAWO: Jabuuti Lacagta ay Magdhow Siineyso Hay’ada DP World

0
SHARE

Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay magdhow ka bixiyaan heshiiskii ay ka baxeen ee u dhexeeyay iyaga iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga leeyahay Imaaraadka.

Shirkaddan ayaa sheegtay inay doonayaan inay DP World u celiyaan saamiigii ay ku lahayd dekedda Doraleh oo ahaa boqlkiiba 33.

Guddoomiyaha Dekadaha iyo Aagga Cashuurta ka Caaggan ee Jabuuti Abubakr Cumar Xaddi ayaa sheegay inay talabaadaasi u qaadayaan si ay u kala baxaan labada shirkadood.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE