DAAWO: Imaaraadka & Qatar oo Dab kusii shidaya Xiisada ka dhex taagan Farmaajo & Muuse Biixi

0

Dowladaha Imaaraadka iyo Qatar ayaa hurinaya Xiisada sii kordheysa ee u dhaxeysa Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Dowladaha Khaliifka oo la kala saftay Labada dhinac ayaa dab kusii shidaya Go’aanada adag oo Farmaajo iyo Muuse Biixi shacbiyad kaga raadinayaan Shacabka labada dhinac.

Madaxweyne Farmaajo muxuu kaga duwan yahay Habkii Somaliland ay ula dhaqmi jireen Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif, Maxaa hakad galiyay Madaxda Somalia iyo Somaliland oo Xiriir joogto khadka Telfoonka lahaan jireen.

Arrimahaas iyo kuwa kale ku Daawo Muuqaalka Hoose oo Xog badan kaa qarsoon aad ka ogaan doonto