Daawo: Hadal loo fasiray in uu yahay Hanjabaad oo ka soo baxay Kheyre.

0

Kadib markii dad ka reer Cadaado ay soo dhaweyn u sameeyeen Ra’isulwasaare Kheyre ayaa hadal uu jeediyay Mr Kheyre waxaa loo fasirtay in uu hanjabaad yahay

Hoos ka daawo.