DAAWO ; Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Hiiraan oo si xoog ah ula wareegay Xafiisyada Maamulkii hore.

0

Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka hiiraan loo soo Magacaabay oo mudda bil ah dibad joog ahaa ayaa si xoog ah ula wareegay Xafiisyadii Maamulka ee Gobalka Hiiraan.

Hoos ka daawo Muuqaalka .