Home BULSHADA DAAWO: Gen’ Morgan Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Caqabad Ku Noqon Doono Somaliland...

DAAWO: Gen’ Morgan Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Caqabad Ku Noqon Doono Somaliland & Tukaraq

2
SHARE

General morgan oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Somalia oo maanta gaaray magaalada garoowe ee xarunta Puntland ayaa shegay inu yahay musharax madaxweyne waxana la shega inu aad kaga horjedo degaanada ay ku muransan yihiin Somaliland iyo Puntland.

HALKAN HOOSE KALA SOCO:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

2 COMMENTS

  1. Wagar, war maantaa looyaabaa iidoor,
    iyagaa billaabay oo dagaal ooge madaxweyne ka dhigtay.
    marka dee qaniinyo qaniinyaa kaa fujisa
    iidoorow hoo bariiska! waa marlabaad iyo xarshin.

  2. MORGAN, MIYAANU AHAYN KII KABA LA’AANTA HARGAYSA KAGA BAXAY 1988KII MISE WAA MID KALE.LKN WAABA SIDAANU DOONAYNO INAY MJ MADAXWEYNE KA DHIGTAAN SI AANU UGU RUQAANSANNO GAROOWE KANASOO DHEX QABANNO.KAN HALKAN KA NIICLEH MIYUU ILLAAWAY IN SOOMAALI ISBARATAY LANA KALA BAXAY OO 1988KII-1991 LAKALA BARTAY NINKA XINIINYAA LEH IYO DHUFAANKA XINIINYIHIISU SHAQEEYO MAALINTA LOO DHIIBO MASUULIUADDA UMADDA UUNA CIIDANKII SOOMAALI DIFAACI LAHAA U ADEEGSADO SHACABKA TAANA LA TUS INAANAY XINIINYO UNOQONAYN OO WAA LA OGAA WAXAY CUDUD MILATERI IYO DIYAARADO WATEEN IN AK47 LAGAGA FURTAY IYO TOORI.MARKA SXB GEESINIMADA WAA LOO DHASHAA EE HUBKU WAXBA MA TARO HADDAAN GEESINIMO JIRIN KKKK AAR UTTAANGA AYAAD UXIISTEEN EE MAAD KAADSATAAN. VIVA SNM HOOYADA SOMALILAND.

LEAVE A REPLY