Home VIDEO S DAAWO: Gacan Ka Hadal & Muran Ka Dhashay Kulankii Baarlamaanka Somaliland Heshiiskii...

DAAWO: Gacan Ka Hadal & Muran Ka Dhashay Kulankii Baarlamaanka Somaliland Heshiiskii Dp-world

0
SHARE

Kulankii maanta ee Baarlamaanka Somaliland ayaa waxa ka dhashay buuq kadib markii xildhibaanada ay isku khilaafen arinta heshiiskii Dp-world iyo Somaliland kadib markii maanta u hortagay wasiirka arimaha dibadda Somaliland sacad cali shire si wax looga weydiiyo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE