Home VIDEO S DAAWO: Gabdha Bartay Qaadista Sawirada & Duubista Muuqalada Oo Ka Shaqa Bilaabay...

DAAWO: Gabdha Bartay Qaadista Sawirada & Duubista Muuqalada Oo Ka Shaqa Bilaabay Muqdisho

0
SHARE

Waa hal abuur shaqo oo ay samaysteen shan gabdhood oo bartay xirfada sawir qaadista iyo duubista muuqaalada kala duwan iyago xarun ay ku mideysan yihiin ka samestay magaalada Muqdisho.

khadra ahmed biit waa ku xigeenka gudoomiyaha shabakada bidhaan media oo ah madasha ay ku midooben shanta hablood waana maskaxadii ka dambeysay hirgilinta iyadoo ka shekeysay sababta ku dhalisay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE