Home WARARKA DAAWO FULL VIDEO: MD Farmaajo oo la dhacsan Awooda Militeriga DFS &...

DAAWO FULL VIDEO: MD Farmaajo oo la dhacsan Awooda Militeriga DFS & Qorshe Sir ah oo…

0
SHARE

Madaxweynaha DFS ayaa habeenkii labaad ku hoyanaya Xafiiskiisa Cusub ee Wasaarada Gaashaandhiga isagoo diyaarinaya ciidamadii SHABAAB ka xoreyn lahaa guud ahaan Soomaaliya.

Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo ayuu kaga hadlay arimo xasaasi ah oo ay ugu horeyso dar dar gelinta iyo qalabeynta ciidamada.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE