Home VIDEO S DAAWO: Faysal C.Waraabe Puntland Hablaha Ayey Somaliland Kaga Fiican Tahay

DAAWO: Faysal C.Waraabe Puntland Hablaha Ayey Somaliland Kaga Fiican Tahay

4
SHARE

Faysal Cali Waraabe hogaamiyaha mucaaradka oo goordhaw shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa oo ka hadlayey wiilal dhawaan lagu afdubtay degaanada Puntland ayaa shegay in Puntland ay Somaliland kaga wanaagsan tahay hablaha iyo isimada taas oo fajac ku noqotay dadkii ku sugnaa goobgta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

4 COMMENTS

  1. Ninkaan maalin kasta, hadal buu shil ku gelayaa, maxaa keeney hablo. waa iska hadle edebdarrana kama dhamaato. Waan ka xumahey , dhalinyaradaasi in ay uba tagto. la kulanto kaas. waa nin maskaxda ka buka.

  2. Comment:maasha-Allaah si wanaagsan ayuu u hadlay Faisal waa oday Soomaaliyeed ee ha lagu dhiira galiyo wanaaga u ku hadlay. adinkana xumaanta ha raadidina wax xun ma uu san sheegin waxu dhahay Hablaha iyo Isimada ayaa ka qeeyb qaatay wanaaga meesha ka dhacay

  3. Caku dhabayaco, may dhahaan soo doonta
    maxay ka dooneen Faysal dhurwaa!
    iidoor ilaa xabad futada lagala dhaco miyir maleh
    waa duuldhan oo waxoogaaga ay soo dawarsadaan
    inta jawaanno doolar ka buuxshaan bay oromada cagaar kaga baddashaan kadibna yar iyo wayn wada mirqaamaan
    miyirna maleh illaa wakhtiga wakhtigiisa. duulku waa noocaa. shacabkooda kaliya waxaa u haray in hargeysa xeryo U.N tu ku quudiso laga furo.

  4. Burcad badeednimadii waxay Ku darsadeen qafaalashada socotada kkkkk lkn waa arrin fiican inay khaladkoodii saxeen.Waxa waxaa loo sameynayaa waa ninka kufsiga Ku dilay inanta yar ee uu hooyadeed qabay ee aanu xabsiga burco dhignay aar duulku indha adagaa qas toogtaaba idinka dhashayee kkkk oo ahaa askari intuu sharciga ilaalin lahaa isku dayay inuu fara-xumeeyo gabadh yar oo 16jir ah markuu xoogi kari waayayna xubinta taranka ka toogtay kkkkkk markay puntland caddaalad ka weyday waatii muqdisho loo qaaday ee guddoomiyihii hore ee gobolka banaadir turkey udiray bixiyayna kharashkii Ku baxay daawaynteeda ilaahay haka abaal mariyo aar dhuunta meesha shan jirkii la kufsanayaa waa guri inangumeedee.FAYSAL CALI WARAABE WAXAAN LEEYAHAY ISKA HADLE MEEL HAWGA DHICIN HABLAHEENA REER SOMALILAND XABAAL AMMAANYOHOW KUWANI AMMAANTA BEENTA AH EE AAD UGA QAC SIISAY WAXAY YIHIIN WAXBA KAMA BEDELAYSEE SOOMAALINA WAA TAQAAN EE KARBAASHKII BAA LOO QAATAY INAAD UMIISTO HA BAROORTAANEE KKKK.

LEAVE A REPLY