DAAWO: Farmaajo oo ka Horyimid in Xaaf uu Musharax noqdo & Wadadii Shariif Xasan oo la Marsiinayo

0

Warar Hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Madaxweynaha Waqtigiisa sii dhamaanayo ee Xaaf e bandhigay Qorshe uusan uga qeyb galeyn Doorashada Galmudug loo qabanayo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka horyimid in Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu ka mid noqdo Musharixiinta u tartameysa Xilka Madaxweynaha Galmudug, waxaana Kulan ay yeesheen lagu soo bandhigay Shardiyo Adag.

Hadaba Halkaan Hoose ka Daawo Xog Buuxda oo ku saabsan Qorshaha Farmaajo uu Xaaf Muqdisho ugu yeeray & Hadii Xaaf ogolaanayo inuu ka Tanaasulo Musharxnimadiisa sidii Shariif Xasan oo kalena uu Lacag qaadanayo.