DAAWO VIDEO: Cumar Filish Oo Uhanjabay Murashaxiinta Ku Shiray Muqdisho

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa ku hanjabay inay dili doonaan cid walbo oo amniga qal qal geliso.

Kulan uu uga qeyb galay Muqdisho ayuu Cumar Filish sheegay una jawaabay Murashaxiinta Madaxweyne ee ku shiray Muqdisho.

Waxa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu wax laga xumaado ku sheegay in awood Dawlada lagu hanjabayo in lala dagaali doonaan.

HOOS KA DAAWO HADALKA CUMAR FILISH