Home VIDEO S DAAWO: Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea Oo Gaaray Heshiis Taarikhi ah & Muhiimada...

DAAWO: Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea Oo Gaaray Heshiis Taarikhi ah & Muhiimada Labada Wadan

0
SHARE

Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay Inay dib u soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay, iyadoo la isu furayo ganacsigii iyo duulimaadyada, waxaana diyaaradda Ethiopian Airlines lagu wadaa inay duulimaadyadeeda ka bilowdo Eritrea muddo 20 sano kaddib.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE