DAAWO: Dhoolatuska Xildhibaanada Diidan Mooshinka iyo Abaabul Muqdisho ka socda

0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka  oo ay ku jiraan Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb qaatay soo dhaweynta Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudey ayaa dhoolatus Maanta ka sameeyay Magaalada Muqdisho.

Xildhibaano saaxiib dhow la ah Madaxweyne Farmaajo ayaa hor boodaya Mooshinka Guddoomiye Muudeey oo Maalmihii la soo dhaafay laga hadal hayay Magaalada Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO XOG BUUXDA OO KU SAABSAN QORSHAHA MOOSHINKA IYO DHOOLATUSKA MUQDISHO KA SOCDA