DAAWO: DF oo ku fashilantay iney Qalbi Dhagax keento Muqdisho & Shuruud uu ku xiray

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuldareysatay iney Muqdisho keento Cabdikariim Sheikh Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF.

Wada hadalo dhowr ah oo ku dhexmaray Cabdikariim Qalbi dhagax iyo xubno ka socday Dowladda magaalada Nairobi ayaa fashil ku soo dhammaaday ka dib markii Qalbi dhagax uu shuruudo adag hordhigay imaanshihiisa Muqdishi,kuwaas oo DF ku adkaaday fulintooda.

      Halkaan Hoose ka Daawo Xogta oo Dhammeystiran:-