DAAWO: Ciidama maleeshiya beeleed ah oo weerar culus ku qaaday saldhig Shabaab.

0
211

Faah faahina dheraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geestay qaasara isugu jira dhimasha iyo dhaawac oo  ciidama maleeshiya beeled ah ay ku qaaden fariisinkii Ururka shabaab ee degaanka Booco oo qiyaastii 45KM dhanka konfured kaga began magaalada Baledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Dagaalka oo ka dhacay xarunta maxkamada shabaab iyo saldhiga ay ku leeyihiin degaanka ayaa lagu dilay ku dhawaad 8 dagaalame oo shabaab ah sidey ii xaqiijiyen ilo lagu kalson yahay, waxana jira qasaara gaaray dad hacab ah.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada maleeshiya beeled ah ay weerar gaadma ah ku qaaden xarunta maxkmada oo xiligas ay shabaab dacwad ku qaadayen iyo saldhiga degaanka Booco, waxana uu dagaalkan salka ku haya dilka Ganacsade Cali Macali Maxamud (Cali Dheere oo 27kii bishi tagtay ka dhacay Baledweyne.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: