DAAWO: Cajiib Ruusha oo ka qeyb qaadanaya Taba-barada Ciidanka xoogga dalka Somaliyeed.

0

Kadib Markii Safiirka Cusub ee Dalka Raash-ka u fadhin doona Somalia  uu kulan la qaatay Madaxweyne Farmaajo ayaa Safiirka wuxuu Sheegay in Ruushka uu Taba-bari doono Ciidanka xoogga dalka Somaliyeed.

Hoos ka daawo Muuqaalka .