Home VIDEO S DAAWO: C/wali Gaas oo ka hadlay sidey u dhacday doorashadii looga guulestay...

DAAWO: C/wali Gaas oo ka hadlay sidey u dhacday doorashadii looga guulestay ee Puntland & fariina culus

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee dowladd gobaleedka Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhaw warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe waxa uu ka dhawaajiyay arimo ay kamid yihiin doorashadii shalay looga guulestay iyo arimaha ciidamada.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas madaxweynihii hore ee puntland ayaa waxa uu ugu baaqay dhammaan shacabka Puntland inay midnimadooda ilaashadaan isla markaana ay ka shaqeeyaan ammaanka, isagoona farriin culus u diray ciidamada difaaca Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE