Home VIDEO S DAAWO: Baarlamanka Somaliland Oo Ka Fal Celiyey Go’aankii Baarlamanka Somalia ee Dp-world

DAAWO: Baarlamanka Somaliland Oo Ka Fal Celiyey Go’aankii Baarlamanka Somalia ee Dp-world

0
SHARE

Xildhibaanada maamulka Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan ay  uga jawaabayeen go’aankii Shalay kasoo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsanaa heshiiskii shirkadda DP World la gashay Somaliland.

Kulanka Xildhibaanada waxaa shir godoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax , waxaana uu sheegay inaanay qodobadii shalay ay soo saareen Baarlamaanka Soomaaliya ahayn waxba khuseyn Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE