Ciidanka dowlad deegaanka Soomaaliya oo Saldhigyo kala wareegay Canfarta kadib dagaal culus+Sawirro

0

Dagaal xoogan ayaa tan iyo saakay ka socda galbeedka magaalada  city Ee dowlad Deeganka Soomaalida dagaalka ayaana u dhaxeeya Somaali iyo canfar.

Wararka aan halkaas ka heleyno ayaa sheegaya in dagaalka ay soo qaadeen Canfarta islamarkana ay soo wareereen ciidamada Soomaalida .

Goob joogayaal xaqiijiyey mudo kooban kadiba in ciidanka deeganka soomaalida lawareegan aagii ugu muhiimsanaa ee weerarada laga soo qaadi jiray ee madani.

Ciidanka Deeganka Soomaalida oo ayaana la  Wareegay Lix Saldhiga oo Fariisan uu ahaa Meelishayaadka Canfarta.

Sidoo kale Ilo xog xogaal ayaa  xaqiijiyey in laqabtay maxaabiis fara badan oo Ciidanka Canfarta ah.

Dagaal Faraha Looga Gubtay ayaa qarxay saakay walina socda iyadoo gurmadkana La Filan karo marwalba oo dhinacyada u kala imaada.

Dagaalada u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa dhowr jeer soo laab laabtay iyadoo dad farabadan ay ku dhinteen, waxaana arrintan laga sugayaa dowladda Federalka Itoobiya iney soo farogeliso.

May be an image of sky

May be an image of 9 people, people standing, military uniform and outdoors

May be an image of one or more people, military uniform and outdoors

Muqdisho-Somalia