Ciidamad dowladda oo dib ula wareegay Dhuusomareeb

0

Ciidamada Dowladda Sida Gaar ah u tababaran ee hogaaminayay Taliyaha Xasilnta Galmudug G/Cabdi Maxamed Cali Suulnuuge ayaa Si buuxada Gacanta ugu dhigay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb oo aay Saakay Weerar kusoo qadeen Xoogaga Ahalu Sane Waljameeca.

Dagaalku oo qaatay wax kabadan 10 Saac ayey Ciidamada Gorgor La Wareegen ugu dambeeyen Xafaadahii aay ka Dagaalameeyen Ciidamada Ahalu Sane.

Taliyaha Ciidanka Gaar ah Xasilnta Galmudug G/ Cabdi Maxamed Cali Suulnuuge ayaa Sheegay inay hada gacanta kudhigeen Guud ahaan Ciidamadooda Magaalada Dhuusamareeb.

Khasaaro Xoogleh ayaa kadhashay Dagaalka Ciidamada Dowlada iyo Xoogaga Ahalu Sane Waljameeca tan iyo Maanta ku dhaxmarayay Magaalada Dhuusamareeb waxaana buuxsamay isbitaalada Magaalada Aydoo khasaaraha kolba Sii kordhayay Laba dhan Soo kala Gaaray,