Hordhac
Qoriga dhig qalinka qaado, waa oraah somalida oo lagu tiirinayo faa iidada tacliintu leedahay, lkn midkalaa kadaba timid oo ah dhurwaaga kan qayliya iyo kan aamusan kumaa daran? saa layiri kan aamusan, kan qayliya waad ka carartaa, kan aamusan wuu ku cunin, Kolkaaa aadan filayn, sikale hadaan udhigo qalinku mar waxaa uu noqdaa dhurwaaga aamusan ama musiibo ee si sharcidaro looga faaiidaysto xiliyada isbadalada Maamul ama xilwarejinta xukuumadaha waxaa dhacda shaqaalaha Qaar ama xafiisyada si hoose ama si ah (uncertain contract ) hubin la’aan heshiis sharci, ulana agalaan heshiisyo Hanti oo ah (unproper concession of agreement for foreign firms) hayado ajinibi ah taas oo caqabad ku noqota xukuumadda cusub, islamarkaana adkaata ineey isfahan iyo xalin waqtidheer qaadata.
waxaa tusaale heshiiskii 2013 (PSAs) (Coastline Exploration) shirkadii shidaal ee uu walkiilka ka ahaa Anderson oo aan Marin habraacii Sharci ee ogolaansho, tasoo xalkeedda caqabad ku noqotay muddo badan company gii iyo mamulkii hore Mamulkaan kaan cusub ay tahay shaqo hortaal oglaanshaha ama diidmada hishiiska shikadda.
Habraaca sharci
Galidda heshiishyadda heer qaran badanaa waxay ubaahan yihiin (Collective Resposible) taas oo ah hanaan ku salaysan habraac eesharci. Sida xisaabiyaha guud, Hantidhawraha, Gudiga Maaliayada iyo Xukuumadda, iyo (Technical team)ama khuburo ku xeel dheer hadba nooca heshiis ee lagalo.
Dhamaad
Heshiisyada sida hoose loogalo ama kuwa farsamo xumo waa wax Qatar ku ah hantida umadda iyo guud ahaan dalka hashiisyadda aan Marin sidoo kale habraac sharci waxay kaliftaa qilaaf iyo isfahan kudhamaadda fashil sida coastline oil company
DIR MPA
Politician
UGANDA/KAMPALA
Noogu soo dir fikradaada: