Beesha Caalamka Oo Canaanatay Axmed Madoobe (SAWIRRO)

0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka oo kala ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, Safiirka Ingiriiska Ben Fender, iyo Wakiilo ka kala kasocday Maraykanka iyo Midowga Afrika.

Kulankan ayaa lagaga hadlayay Arimaha Doorashooyinka iyo amaanka iyadoo si qoto dheer loo falanqeeyay Xaalada kala guurka ah iyo sidii ay u dhici lahayd Doorasho la isla ogolyahay.

Warar ayaa sheegaya in lagu canaantay Madaxweyne Madoobe diidmada iyo dagaalka uu kala hor jeedo Dawlada dhexe Ee Soomaalia.