Axmed Ciise Cawad Oo iska diiday Xilkii Safiir Ee Lagu Qanciyey

0

Wasiirkii Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ee Ra’iisal wasaare Rooble lasheegey in xilka ka qaaday Xalay ayaa waxa sida aad ogeydeen xil Safiir loo magacaabay.

Danjire Cawad oo muddo seddex sano kudhaw xilkaan soo hayey ayaa umahad celiyey madaxda ay wada shaqeeyeen.

Waxa uu iska diiday xilka Safiir ee Madaxweyne Farmaajo u igmaday isagoo xitaa Cawad sheegay in xil kale ka dooneynin Dawlada hadda shaqeysa.