29 C
Mogadishu
Friday, January 18, 2019
Home Authors Posts by Warqaad

Warqaad

12084 POSTS 0 COMMENTS

Xog Cusub: Mid ka mid ah Raggii Weeraray Hotelka DUsit ee Nairobi oo la Ogaaday inuu dhalay…

Xog dheeraad ah ayaa kusoo kordheysa weerarkii Al Shabaab ay ka geysteen hotelka DUsit ee magaalada Nairobi, kaasi oo dowladda Kenya ay sheegtay inay...

Sheekh Kenyaawi: “Waa been Sawirka la baahiyey ee inuu ii hanjabay Abtigey xildhibaan Mahad Salaad” (DAAWO)

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa beeniyey wararka sheegaya inuu imaatinkiisa magaalada Muqdisho ku yimid dowladda Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in ujeedkiisu ahaa mid uu qalbigiisa...

DAAWO SAWIRRO: Is-barbardhig Gaadiidka Gaashaaman ee dowladda Qatar ugu deeqday Somalia iyo Maali

Dowladda Qatar ayaa deeq milateri ku wareejisay dowladda Soomaaliya, taasoo ka koobneyd 68 Gawaarida Gaashaaman ah oo Markab uu keenay Dekadda Muqdisho, waxaana munaasabad...

KASHIFAAD: Sidee Dowladda Madaxweyne Farmaajo u laaluushtaa Warbaahinta Xorta ah (Dhageyso)

Madaxda hoggaamisa Dowladda Soomaaliya ee xilligan xilka haya ayaa lagu sheegay inay yihiin kuwii ugu xumaa ee laaluush u adeegsada warbaahinta xorta ah. Barnaamijka Bandhiga...

DAAWO: Sheekh Kenyaawi oo Si kulul Uga jawaabay Been abuur laga Sameeyey, Fariina u diray Bulshada

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo ku sugan Magaalada Muqdisho, kana mida culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay inuusan siyaasi ahayn wax lug ahan ku lahayn siyaasad,...

DAAWO: Muuqaal laga duubay Dableydii weerartay magaalada Nairobi (Soomaali miyey ahaayeen..?)

Muuqaallo laga duubay dableydii weerarka ku qaaday hotelka Dusit2 ee magaalada Nairobi ayaa muujiyey inay ahaayeen Soomaali, iyadoo kooxda Alshabaab ay sheegatay weerarka. Muuqaallada oo...

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Shabaab ku qaaday Hotel Dusit ee Nairobi

Badi Nairobi xalay lagama hurdin oo dadka waxay sugayeen halkay ku dhammaan doonto xaalada weerarka dhismaha DuSit. Waxaa jirtay warar sheegaya in dad lagu...

Muuqaallada Raggii fuliyey Weerarkii Nairobi oo la soo bandhigay & Howlgalkii lasoo gabgabeeyay (Sawirro)

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay soo afjartay howlgalkii hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo ay galabta weerar ku galeen dabley ka tirsan Alshabaab, kadib...

DAAWO: Maxaad ka taqaan midabada fardaha ? – Barnaamij xiisa badan

Waa waxaan halkan ku soo bandhigayanaa barnaamij kooban oo aad u xiiso badaan kuna saabsan Dhaqashada fardaha iyo weliba inta midab ee ay leeyihiin...

Dowladda Somalia oo War Kulul kasoo saartay Weerarkii Magaalada Nairobi (Akhriso)

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit2 ee magaalada Naurobi, waxaana tacsi loo diray dadka ku...