28.3 C
Mogadishu
Monday, March 25, 2019
Home Authors Posts by w-press

w-press

5621 POSTS 0 COMMENTS

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Sirta Militeriga ka baxaya Barawe, Xogta Macdanta Somalia & Weerarka CC Shakuur ee Farmaajo

Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Somalia. Wararka waxaa ka mid ah: Kheyraadka Somalia oo lasoo bandhigay, Dagalka CC...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Kheyre & Amisom oo Dagaal Iclaamiyay, Xariirka Yahuuda & DFS & P/Land oo Digniin udirtay Murtile

Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Warar Deg Deg ah oo guud ahaan Somalia ku saabsan. Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid...

DAAWO Macluumaad Kooban oo Ku saabsan QURUXDA iyo Caafimaadka Indhahaada

Indhaha oo ka mid ah lixda dareeme ee aanu aadamuhu nolol maalmeedkiisa uga maarmi Karin, waxa ay dhinaca kalana qurux u yihiin muqaalka wejiga...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Sirta Ciidanka gadoodsan oo la helay, Nuxurka Heshiiska Turkey & DF & Shirqoolka Kenya & China ee ICJ

DFS ayaa soo bandhigtay Sirta ka dambeysa gadoodka ciidamada kasoo baxay jiida hore ee dagaalka, Halka RW Kheyre & Taliyaha militeriga ay direen fariintii...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Ilaaladda MD Farmaajo oo heegan galay, cabsi jirta, Xogta Xilka Cameey & Qiimeynta Waxqabadkii MD Farmaajo

Ciidamada Madaxtooyadda Somalia ayaa galay heegan xoogan iyadoo Muqdisho ay ka taagan tahay wal-wal ah in militerigii gadoodka sameeyay ay magaalada soo galaan. Xarumaha Villa...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Abiy Ahmed oo Qorshe Yaableh la damacsan Imaaraadka & Somalia & Qatar oo Nukliyeerka..

Ra'isul Wasaaraha Itoobiya ayaa ku sugan dalka Imaaraadka Carabta, halkaasna waxaa uu ka wadaa olole uu xoogan oo uu doonayo inuu isugu keeno Somalia...

DAAWO Macluumaad Caafimaad: Maxaa Haweenka Soomaaliyeed ku badiyay Infakshanka?

Waa su'aal is weydiin mudan oo u baahan in jawaba loo helo, si loo ogaado cilaldaha jira iyo siyaabaha logoa hortagi karo intaba. 5-tii haweenba...

DAAWO Warar Deg Deg ah oo kasoo Kordhay Ciidamadii gadooday, Go’aanka DFS, Caradii Beyle & Kheyre

Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Warqaad.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee ciidamada Xooga dalka ee gadoodka sameeyay. Madaxweyne Farmaajo oo qaatay Go’aankii ugu adkaa,...

DAAWO Maxaad kala socotaa Caqabadaha hareeyay Safarkii Madaxweynaha Jabuuti ee Muqdisho!?

Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Africa iyo Caalamka, ayaa shaaca ka qaaday sirihii ku duugnaa Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti uu...

DAAWO Muuqaalka: 6 Been oo lamaanayaasha isku sheegaan Guurka Ka hor (Ma Sax baa ?)

Guurka ka hor dhalinyarada Wiil iyo Dumar-ba Waxaa maskaxdooda ku qufulan sawiro mala awaal ah oo ay ka dhigtaan hal ku dhiga ama beegsiga...