25.5 C
Mogadishu
Friday, January 18, 2019
Home Authors Posts by news

news

5176 POSTS 0 COMMENTS

Dawlada Oo War Kasoo Saartay Dilka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Si Arxan Daro Ah Loogu Geystay Dalka Koonfurta Sudan

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Axmed  Shoole oo xafiiskiisa ku qaabilay ehelada iyo qaraabada muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka...

Wasaarada Ugu Shaqada Badan Xukuumada Oo Maalmahaan Muqdisho Ka Wada Tallaabooyin Aan Hore Loo Arkin

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Wada-tashi ah oo ku aadan Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad (QHQ9aad) la yeelatay Hay’adaha Dawladda iyo hay’adaha kaabayaasha dhaqaalaha,...

Villa Soomaaliya Oo War Cusub Kasoo Saartay Kulan Qaas Ah Oo Madaxweyne Farmaajo Baydhabo Kula Yeeshay….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku...

Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Isgoyska Mashquulka Badan Muqdisho Ee…

Dab xoogan ayaa goordhaweyd ka kacay Kaalin Shidaal Oo ku taalla Degmada Hodan gaar ahaan Isgoyska Banaadir Ee Muqdisho. Kaalinta ayaa gubatay,waxaana lasoo warinayaa in...

Oday Xiriir La Yeeshay Dawlada Oo Al Shabaab U Tagey Kadibna La Kulamy Arin La Fileyn

Nabadoon Axmed Cali oo Loo yaqaano (Axmeey) ayaa waxa lagu waayey raq iyo ruux isagoo aaday deegaanka Luuq Jeeloow Ee Gobolka Hiiraan. Oday dhaqameedkani waxa...

War Deg Deg Ah: Hoteelkii La Weeraray Nairobi Oo Qaraxyo Laga Dhex Helay,Kala Carar Jira iyadoo…

Boliiska Dalka Kenya ayaa halkii uu weerarka argagixiso ka dhacay Talaadadii Todobaadkan ee Dusit2d Hotel ka helay walxaha qarxa. Warkan oo lasoo dhigan Bogga Twiter-ka...

KASHIFAAD: Wasiir Beyle Oo Dacwo Ka Gudbiyey Mas’uuliyiin Katirsan Dawlada [Maxaa Soo Kordhay]

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu dacwo ka gudbiyey Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya. Dacwadaan ayaa waxay salka ku heysaa in...

Dadka Laga Naxay Ee Weerarkii Hoteelka Dusit Ku dhintay Waxaa Ku jiray Saaxiibo Nafta Udhaxeysay

Ugu yaraan 21 qof ayaa ilaa iyo iminka la rumeysan yahay inay ku dhinteen weerarkii Al Shababaab ay ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee...

Madaxweyne Farmaajo Oo Taleefoonka Ku Wacay Madaxweynaha Kenya,Xog La Ogaaday Wixii Laga Shiray

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa waxa uu Qadka Talleefoonka kula hadlay Dhigiisa Waddanka Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Farmaajo ayaa Qoraal lasoo dhigay...

Soomaaliya Oo Ballan Qaad Cajiib Ah Ka Heshay Dawlada Turkiga Xilli Wasiir Isloow Oo Helay…

Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow(Ducaalee) oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa la kulmay wasiirka...