27.9 C
Mogadishu
Saturday, March 23, 2019
Home Authors Posts by barrow

barrow

908 POSTS 0 COMMENTS

DEG DEG+DHAGEYSO: Warkii Ugu Danbeyay Boolis iyo koox hubeysan oo ku dagaalamaya Muqdisho.

Akhristayaasha Ku Xiran Wakaalada Warqaad waxaan usoo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyey Ee Soomaaliya iyo xogaha Qarsoon. Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya iyo...

DAAWO MUCJISO: Dhacdo Xanuun Badan Aabe Xaaskiisii Xoog Looga Watay & Masuuliyiin ka…

Dhacdo xanuun badan oo aan horay uga dhicin dalka Somalia ayaa ku dhacday Aabe soomaaliyed oo lagu magacaabo Cabdifitaax Maxamed Yuusuf kadib markii awood...

DAAWO FADEEXAD: Wasiir lunsaday lacag $500,000 ah, arimihii ugu danebyay muqdisho iyo ereteriya oo..

Mid kamid ah wasiirada xukuumada Xasan Cali Kheyre ayaa lunsaday lacag gaareysa $500,000 oo dolar sida aynu xogta ku helnay kadib shirkii ganacsiga ee...

DEG DEG: Daawo Odayaasha & Wax-garadka G/Sanaag oo Ka Hadlay Ciidamada Somaliland u Dirtay & Arima Kale..

Iydoo ay jirtay maalmahan xiisad colaaded oo ka taagan gobalka sanaag ayaa odayaasha iyo waxgaradka gobalkaas waxay si kulul kaga hadlen xiisadaha ka jira,...

DAAWO XOG CULUS: Warkii Ugu Danbeyay Arimaha Ereteria & Somaliland, Xildhibaan Ka Shifay Qorshe Cusub

Warbaahinta dawladaha Itoobiya iyo Ereteriya, ayaa warbixino ka qoray socdaalka uu Wasiirka arrimaha dibadda Ereteriya iyo la taliyaha madaxweynaha Cismaan Saalax iyo Yemane Gebreab...

DAAWO XOG CULUS: Farmaajo & Wasiir Somaliland ah Sheeko Dhexmartay & Warkii Ugu Danbeyay ee Dagaalada..

Siyaasiga maxamed jamac abgaal oo horay xil uga soo qabtay xukuumadii madaxweyne Siilaanyo ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday sheekadii dhexmartay isaga iyo madaxweyne...

DAAWO XOGTA: Wararka Eritrea Ee Somaliland & Baaq Culus Oo Laga Soo Saaray Degaalada…

Somaliland ayaa ka hadashay booqashadii aan horay loo sii shaacin ee maanta wasiirka arimaha dibadda ee dowlada Eritrea ku tagay magaalada hargeysa, dowlada dhexe...

DAAWO XOG CULUS: Dagaalka Dekadaha Dp-world ee Somaliland & Somalia Fashilka Shaqsiyaad & Shirkada Caan ah..

Talafishinka al-jazeer ayaa baahiyay xogta baaritaan lagu sameyay qorshaha dowlada Imaaradka Carabta ee ka dhanka ah dekadaha dalalka bariga afrika iyo qorshayaasha fog ee...

DAAWO XOG CULUS: Ictiraafka Somaliland dowlad diidan, qorshaha Djibouti & 5-tii qalad ee dhacay…

Tan iyo burburkii dowladii dhexe ee Somalia waxii ka danbeyay somaliland ayaa baadi goob ugu jirtay aqoonsi ama ictiraaf ay ka hesho caalamka intiisa...

DAAWO XOGTA: Wasiir Somaliland oo ka carooday su’aal la weydiyay & xiisadaha ka jira G/Sool

Akhristayaasha ku xiran wakaalada wararka ee Warqaad.com waxa halkan idiin kugu soo gudbineyna wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaaray Somaliland iyo xiisadaha ka...