Al Shabaab Oo dib uqabsaday Bacaadweyne & Xogta Dagaalkii Galabta dhacay

0

Ururka Al Shabaab ayaa sheegay in casir liiqii galabta ay dib uqabsadeen Deegaanka Bacaadweyn Ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Dagaal ayaa dhacay oo Sabeeno gowrac iyo deegaano ku dhaw ayaana la isku adeegsaday hubka kala duwan markii Al shabaab ay dib usoo uruursadeen.

Lama ogaan karo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka waxaana Al Shabaab ay sidoo kale sheegeen in wisil ay weerar ka fuliyeen.

Maanta gelinkii hore waxaa ciidamada Dawlada iyo kuwa Galmudug lawareegeen bacaadweyn balse galabta ayaa al shabaab ay dib uqabsadeen.