Akhriso: Xog la faafiyey magacyada & qabiilada qaar dhalinyaradii la geeyey Ereteria

0

Kudhawaad 70 dhalinyaro ah ayaa la helay magacyadooda iyo beelaha ay kasoo jeedaan kuwaas oo ahaa dhalinyaradii loo qaaday dalka ereteria.

Inkastoo Dawlada Soomaaliya ay dafirtay in Waddanka Ereteria ciidan soomaaliyeed tababar loo qaaday hadana dhawaan waxaa soo baxday in dhalinyaradii dalkaas la geeyey sawirradii ugu horeeyey laga helay.

Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa weli ka hadlin arintaan soo korortay xilli lagu soo aadiyey sawirrada lasoo bandhigay marxalad kala guur doorasho oo dalka uu galay.

1- Xasan Cabdullahi Maxamed Gorod [Haruuse] Qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad , Habargidir.
2- Xasan Saciid Nuur Cirfo [ Dhuuho] Qabiilkiisa Reer Jalaf , Sacad , Habargidir.
3- Liibaan Guhaad Sheekh Ibrahim , Qabiilkiisa Cabdalla, Sacad , Habargidir.
4- Diyaar Xasan Nuur Xuseen Haaruun, Qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad , Habargidir.
5- Cabdullahi Mohamed Adan Geyre , Qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad , Habargidir.
6- Maxamed Salaad Maxamed Cabdi, qabiilkiisa Yabar dhawre kace, Ceyr, Habargidir.
7- Mustaf Axmed Wardheere, Qabiilkiisa
8- Asad Iimaan Maadey, Qabiilkiisa Habar Caro , Biyomaal Dir.
9- Feysal Mohamud Mohamed, Faysal Dhegacade, Qabiilkiisa Bah Abgaal,Saleebaan Habargidir.
10- Yaasiin Maxamed Cabdi, Tolweyne, Loobage, Sheekhaal.
11- Maxamed Naasir Nuur Cirfo, qabiilkiisa Reer Jalaf, Sacad, Habargidir.
12- Xalane Cabdi Cilmi, qabiilkiisa Sacad Habargidir,
13- Cabdi Casiis Cismaan Yusuf ,qabiilkiisa Sacad Habargidir,
14- Nuuradiin Cabdi Maxamed ,Qabiilkiisa Sacad Habargidir,
15- Cabdifitaax Saciid Sheekh Jaamac. qabiilkiisa Sacad Habargidir
16- Salaad Cali Xuseen, qabiilkiisa Sacad Habargidir
17 – Xalane Cabdi Cilmi Cigaal.qabiilkiisa, Reer Barkhadle Sacad Habargidir
18- Cabdi Farxaan Cabdullahi Cabdi , qabiilkiisa Sacad Habargidir.
19- Cabdirisaaq Cabdiraxman Nuur , qabiilkiisa Sacad Habargidir.
20- Yaxye Cabdiraxmaan Nuur Afrax, qabiilkiisa Ciidagale isaaq
21- Maxamed Khaliif Cali Xaashi qabiilkiisa Sacad Habargidir.
22- Cabdiraxmaan Bulaale Aadan qabiilkiisa , ciidagale isaaq
23 – Bashiir Axmed Maxamuud qabiilkiisa Sacad Habargidir.
24 – Cabduqaadir Qaasim Dahir qabiilkiisa, habaryoonis isaaq
25- Hanad Khaliif Sheekh Xuseen Qabiilkiisa Sacad Habargidir
26- Axmed Nuur Cali Gurxan Qabiilkiisa Sacad Habargidir.
27- Sharmaarke Xasan Cali qabiilkiisa Sacad Habargidir.
28- Liiban Cali Shirwac , Qabiilkiisa Sacad Habargidir.
29- Mahad Cali Shirwac, qabiilkiisa Sacad Habargidir
30- Gallad Cabduqadir Sheekh Maxamuud, qabiilkiisa Sacad Habargidir.
31- Axmed Sheekh Maxamed , qabiilkiisa Sacad Habargidir.
32 – Sharmarke Cabdi Soofiye.qabiilkiisa Sacad Habargidir,
33- Sayid Cali Saciid Cismaan. qabiilkiisa Sacad Habargidir
34- Faa’id Mire Xersi. qabiilkiisa Sacad Habargidir
35 – Xasan Sheekh Cabdi Yare. qabiilkiisa Sacad Habargidir.
36- Cabdiweli Salaad Cilmi qabiilkiisa Sacad Habargidir.
37 – Maxamed Dhalac Cabdi qabiilkiisa ciidagale isaaq
38- Bile Maxamuud Sheekh Jaamac qabiilkiisa Sacad Habargidir.
39- Hassan Guuleed abtidoon (Sleeman Reer Muuse)
40- Aweys omar Quule Abgaal waceysle
41- Sayid Dhuux , qabiilkiisa Ugaadh Cumar , Habaryoonis, Isaaq.
42- Qureesh Axmed Nuur , Ganbuur, Habaryoonis Isaaq.
43- Cabdi Faarax Cabdulle, Agoonyar, Harti Abgaal, Abgaal Cusmaan.
44- Cabdullahi Muse Cabdulle, Maxamed Muse, Wacbuudhan Abgaal, ku dhashay Raage Ceelle.
45- Cali Mahad Cismaan Guled, Habar eji, Ceyr Habargidir, laga qoray Guriceel.
46- Cabdishakuur Mohamed Cali, ciidagale isaaq
47- Cabdikaafi Xuurshe, Bahweyn, Sacad Habargidir.
48 – Maxamed Saciid Jamac , ciidagale isaaq
49- Sharmarke Xasan Cali Nageeye, Bahweyn Sacad, Habargidir.
50- Axmed Dayib Macalin Maxamed Maxamuud Jilibeey. Saleebaan Habargidir.
51- Maxamed Saciid Xersi, Habar eji, Ceyr, Habargidir.
52- Ramadaan Gacal Calasow, Ciise Rati, Harti Abgaal, Abgaal Cusmaan.
53- Mahad Cabdi Berediid, Mobleen Cusmaan.
54- Cabdirisaq Cabdiraxman Nur, Reer Jalaf, Odoow, Sacad Habargidir.
55- Feysal Cabdullahi Cali, Diinle Mataan, Mantaan Cabdulle Wacbuudhan Abgaal.
56 – Caydiid Xuseen Xaaji Dheere, Reer Nimcaale, Odoow Sacad Habargidir.
57- Xasan Xuseen Yusuf , Owbakar Gaabane, Harti Abgaal, Abgaal Cusmaan.
58- Caamir Xuseen Caamir, Owbakar Gaabane, Harti Abgaal, Abgaal Cusmaan. Caamir Aabahiis waa dhintay habeen hore kadib markii uu xanuun ka qaaday war la’aanta wiilkiisa.
59- Maxamed Yaasiin Maxamed oo loo yaqaan Kheyre, u dhashay Ayaanle Sacad, Habargidir.
60 – Xasan Axmed Jilacow, Warsengeli Harti, Abgaal.
61: maxamed nuur muse bulaale
Ciidagale isaaq
62- faysal xassan dhagoole
Habaryoonis isaaq
63-faarax cali yare axmed
Ciidagale isaaq