Home WARARKA 7 Wasiir & Taliyaha NISA Ee Soomaaliya Oo Dhalashada Canada Heysta

7 Wasiir & Taliyaha NISA Ee Soomaaliya Oo Dhalashada Canada Heysta [Magacyada]

0
SHARE

Xiriirka Sacuudiga iyo Midka Canada oo Xumaaday waxay sabab ka dhigtay in Dawlada Soomaaliya ay taageerto Sacuudiga.

Waxa laga dhaxli karaa in Canada ay Soomaaliya Xiriirka Diblomaasi u jartay taasi oo Mas’uuliyiin Xilal Ka heysa Dawlada Soomaaliya ay Dhalashada Canada heystaan.

Ma Cada Saameynta ay Xubnaha Xilka ka haya Dawlada uu ku yeelan karo Go’aanka laga qaatay Canada.

1- Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad
2- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac
3- Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil
4- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Salaad Oomaae
5- Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamdd Xasan
6- Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Deeqo Yaasiin
7- Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre
8- Taliyaha Nabadsugida Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen

Hadaba waxaa is weydiin leh Maxay Tahay Ahmiyada ay ka eegtay Dawlada Soomaaliya inay deg deg Ula Safato Boqortooyada Sacuudiga.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE