Dhoolatuska Maanta Murashax Xasan Kheyre Muqdisho ka sameeyey (Sawirro)

0

Murashax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa maanta soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyey Muqdisho.

Kheyre ayaa Dhoolatus caadi aheyn soo badhigay isagoo xitaa sameystay istuudiyo gaar ah oo Warbaahinta kula hadlayo.

Wixii uu sheego Kheyre dib ayaan idinka soo gudbin doonaa insha allaah