50 Maxaabiis Oo La Hayo,Dagaalkii Hadaaftimo & Yaase Ku Gacan Sareeyey?

0

Wararka ugu dambeeya ee laga helayo Dagaalkii Maanta ka dhacay Deegaanka Hadaaftimo waxaa lasoo sheegayaa in Xaaladu ay galabta yara deggan tahay.

Ciidamo Kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaana la sheegay in dagaalka uu dhexmaray,khasaaraha ayaana si rasmi ah loo ogeyn.

War Kasoo Baxay Taliska Guud Ee Ciidamada Puntland ayaa lagu sheegay n 50 Maxaabisi ah laga qabtay Soomaaliland iyo Gaadiid ay qabsadeen ayey Puntland ku faaneen.

Ma jirto war kasoo baxay dhanka Soomaaliland oo aan looga hadlin warka Duhurnimadii ay guulaha ku sheegteen Puntland.