Waxaa Aad loo hadal hayey Muddo badan in lasoo magacaabayo Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya oo Ajaanib xitaa Xilkaasi isku soo sharaxeen.
Ugu dambeyn waxay Dawladu Garwaaqsatay in Muwaadin Soomaaliyeed Xilka Bankiga Dhexe ee Dalka loo dhiibo,taas oo la leeyahay...