Home WARARKA XOG DHEERAAD AH: Suurtagalnimada in Roobow uu kusoo wareeggo K/galbeed

XOG DHEERAAD AH: Suurtagalnimada in Roobow uu kusoo wareeggo K/galbeed

0
SHARE

Waxaa meel dhammaad ah maraya wadahadalka u dhaxeeya Mukhtaar Roobow iyo sidoo kale Shariif Xasan Sheekh Aada oo ah madaxweynaha K/galbeed.

Wakaaladda wararka warqaad.com ayaa baaritaan dheer ku sameysay suurtagalnimada iyo Shariif Xasan iyo Mukhtaar Roobow ay is fahmaan.

Maanta waxaa degmada Xudur imaanaya xubno ka socda Mukhtaar Roobow, waxaana ay wada kulmi doonaan sida qorshaha yahay Shraiif Xasan oo halkaasi ku wajahan.

Waxaa soconaya dedaalka ku saabsan in Mukhtaar uu dhanka K/galbeed kusoo wareeggo xitaa haddii ay macquul tahay maanta.

Roobow ayaa dhoolatus aan caadi ahayn tusay Maleeshiyaadka Al-shabaab oo uu iska caabiyey, sidoo kalena eryay.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE