Home WARARKA XOG CUSUB: M/weyne Farmaajo oo Xil lama Filaan ah u Magacaabaya Xuseen...

XOG CUSUB: M/weyne Farmaajo oo Xil lama Filaan ah u Magacaabaya Xuseen Ceydiid

0
SHARE

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Csbdulaahi Farmaajo uu qorsheynayo inuu xil u magacaabo Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid oo mar soo noqday wasiir.

Farmaajo ayaa ugu yeeray inuu dalka yimaado Xuseen Ceydiid oo haatan kusugan dalka dibadiisa waxaana lagu wadaa in loo magacaabo taliyaha Nabad Sugida Qaranka.

HOOS KA DHAGAYSO XOGTA OO DHAN

Xuseen Ceydiid ayaa horay uga mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii dalka soo maray islamarkaana ka arimin jiray qeybo katirsan Muqdisho.

Sido kale Xuseen Ceydiid ayaa dowladii Cabdullahi Yusuf kasoo noqday ra’isulwasaare kuxigeen iyo wasiirka arimaha gudaha.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE