Home WARARKA XOG CUSUB: Muxuu Maalmahan La Aamusan Yahay Ra’iisul Wasaare Kheyre?

XOG CUSUB: Muxuu Maalmahan La Aamusan Yahay Ra’iisul Wasaare Kheyre?

0
SHARE

Waxaa yaraaday hadalladii badnaa iyo sidoo kale boolo xuuftadii Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre wixii ka dambeeyay safarkii madaxweyne Farmaajo ku tagay qaar kami dah gobollada dalka.

Warqaad.com ayaa sameysay baaritaan aad u dheer, islamarkaana ku saabsan waxa aamusiyey Ra’iisul wasaaraha.

La taliyaashiisa dhanka siyaasadda ayaa ku wargeliyey in la gaaray waqtigii uu ka hakan lahaa warbaahinta haddii aanay dan muhiim ah jirtay.

Sidoo kale, waxaa Kheyre lagula taliyey inuu xalliyo xubnaha diiddan siyaasaddiisa si uu u noqdo shaqsi shaqadiisa sii wata sanadaha kale ee u dhimman.

Dadka aadka ugu tixnaaa Kheyre ayaa tabay hadalladiisa maalmahan dambe, iyadoo dadka qaar ay moodeen in lagu amray inaanu hadlin.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE