Home WARARKA XOG CUSUB: Al-shabaab oo ku socota wadadii ay kula midoobi lahayd Daacish!

XOG CUSUB: Al-shabaab oo ku socota wadadii ay kula midoobi lahayd Daacish!

0
SHARE

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa hadda u muuqda kuwo luminaya awooddo badan, waxaana ay doonayaan in markaan ay ku biiraan dhanka Daacish.

Waxay waayeen sanadkaan 2017 dhaqaalihii badnaa ee ay ka heli jireen sida la sheegay Maleeshiyaadka Al-qaacidda, waxaana hadda ay doonayaan iney digo rogtaan.

Waxaa jira wadahadallo hoose oo u socda saraakiisha sarsare ee Al-shabaab iyo xubno Daacish ka yimid.

Al-shabaab ayaa laga yaabaa iney dhanka Daacish noqota, meeshana laga saaro magaca Alshabaab.

Haddii ay sidaasi noqoto waxa uu dagaalka Soomaaliya noqon doonaa mid cusub oo loo maro qaab ka duwan sidii hore.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE