Home WARARKA Xildhibaannada Baarlamaanka oo Afar u Qeybsamay

Xildhibaannada Baarlamaanka oo Afar u Qeybsamay

0
SHARE

Dooddii ka socotay golaha shacabka ayaa keentay in xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya u kala qeybsamaan Afar kooxood.

Waxay ku kala aragti duwanaadeen arrinta Qalbi Dhagax, xaaladda ayaa u muuqata mid aad usii adkaatay.

Sida loo kala baxay:

(1) Qeyb Xildhibaanna ah oo soo jeediyay in arrinta Qalbi-dhagax guddi loo soo saaro.

(2) Qeyb ku doodeysa in heshiisyada dhammaan la keeno golaha si doodad arrinta Qalbi-dhagax loo galo.

(3). Qeyb xukuumadda Kheyre si xun ula dagaalsan oo in lala xisaabtamo oo la tuuro rabto.

(4) iyo qeybta ugu dambeysa Xildhibaannada oo Xukuumadda aaminsan, lehna iyada ayaa mas’uul ka ah amniga iyo siyaasadda dalka.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE