Home WARARKA MUUQAAL MURUG AH: Weli Waa Ay Raadinayaan Dadkooda Oo Lagu Waayey Qaraxii...

MUUQAAL MURUG AH: Weli Waa Ay Raadinayaan Dadkooda Oo Lagu Waayey Qaraxii Zoobe

0
SHARE

Muuqaalkaan ayaa ah mid aad u murug badan, waxaana laga yaabaa in aanu damiirka kusii siin inaad sii daawato.

Dadka kasoo muuqanaya muuqaalkaan dhammaantood waxaa saameeyay qaraxii Bil kahor ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Dadkan waxay raadinayaan illaa hadda ehladooda, mana yaqaanaan meel ay si gaar ah ugu hagaagaan.

Waxay dadkaan kuu sheegayaan ineysan weli samrin oo mararka qaar moodaan iney nool yihiin dadkooda.

Mid kamid ah hooyooyinka wiilashooda ku waayey qaraxan waxay sheegeysaa iney samri lahayd haddii xitaa la kor geyn lahaa qabri loona sheegi lahaa inuu yahay wiilkeeda.

Hood ka daawo muuqaalka:

Fadlan calool adeeg sameey

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE