Home RA’YIGA Mahad Salaad oo soo Jeediyay in Xilka laga Tuuro Madaxweyne Farmaajo, Afar...

Mahad Salaad oo soo Jeediyay in Xilka laga Tuuro Madaxweyne Farmaajo, Afar Qodob Dartood

0
SHARE

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay Siyaasada hoggaanka ugu sareysa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed cabdulalahi Farmaajo.

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda ay fashilnatay sigaar ah Madaxweyne Farmajo isla markaana loo baahan yahay in Golaha Shacabka ay ka tashadaan madaxda dalka oo uu ula jeedo in ay kalsoonida kala laabtaan.

 

Hoos Ka Akhriso Warka Qoraalka ah oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE