Home WARARKA DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf “Dalka Dad Aan Talin Jirin Baa Ka Taliyay”

DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf “Dalka Dad Aan Talin Jirin Baa Ka Taliyay”

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib shir uu uga soo qeybgalay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka ay ka jirto dhibaato.

Waxa uu Xaaf sheegay in dad aan  talin jirin ay taliyeen, dadkii talin jirayna ay tageen waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dowladda dhexe ayuu sheegay iney usoo qoreen talooyin dowladdana ay ka rajeynayaan iney talooyinkaasi qaadato.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE