Home WARARKA DHAGEYSO: Gen’ Moorgan Oo Xil Culus Loo Magacaabayo Iyo Halis Ka Dhalan...

DHAGEYSO: Gen’ Moorgan Oo Xil Culus Loo Magacaabayo Iyo Halis Ka Dhalan Karto

0
SHARE

Maxamed Siciid Xersi Morgan ayaa ah mid ka mid ah Qab qablayaasha Caanka ka ah Soomaaliya isagoo Dagaalo ka dhacay Dalka sheegay in ay ubaahan yihiin Waaya Aragii hore in la raadiyo.

General Morgan ayaa lagu tilmaamaa mid ubisan bisoonaya dabar goynta Qabiilada Qaar Ee Soomaaliya iyadoo si gaar ah uu uneceb yahay Hawiye iyo Isaaq.

Waxa Morgan uu ahaa nin si weyn uga soo dhex muuqday Dawladii Hore Ee Siyaad Barre isagoo Af iyo Adin udiyaar ah in Puntland uu ku difaaco Maamulkeeda.

Halkan Ka Dhageyso:

Ilo wareed Warqaad.com heshay ayaa sheegaya inay macquul tahay in Xil culus uu ka helo Dawlada Federaalka Soomaaliya Ee Farmaajo Hogaamiyo.

Si looga faa’iideysto Khibradiisa ayaa Dawlad waxay leedahay Morgan waa in Xil lagu sharfaa oo Nabad raadinta iyo Dib udhiska Ciidanka laga qeyb geliyaa.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE